Diyaarad waday Ciidamo isugu jira Haramcad iyo Gorgor oo ka degtay Baladweyne

Diyaarad waday ciidamado si gaar ah u tababaran oo katirsan guutooyinka Haramcad iyo Gorgor ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee kuyaala magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ciidankan oo laga qaaday magaalada Muqdisho ayaa loogu tala galay in ay xoojiyaan ciidamada dowlada iyo kuwa Hirshabelle ee horey u joogay magaaladaasi si looga … Continue reading Diyaarad waday Ciidamo isugu jira Haramcad iyo Gorgor oo ka degtay Baladweyne